Naciima Qorane waxa lagu xukumay 3 sanno xadhig ah

Abwaan Naciimo Qorane oo in muddo ah u xidhnayd aragtiyo dhinaca Soomaaliya u janjeedha ayaa lagu helay labadii dacwadood ee lagu soo oogay mid ka mid ah, waxaana  lagu xukumay 3 sanno oo xadhig ah. Hoos ka daawadda garsooraha oo ku dhawaaqaya xukunka.