Natiijada imtixaanka dugsiyadda Sare iyo hoose dhexe oo lagu dhawaaqay

Wasaarada waxbarashada Somaliland ayaa waxay maanta ku dhawaaqday natiijada Imtixaankii shahaadiga ah ee Fasallada 8-aad dugsida hoose dhexe iyo Afraad ee dugsiyada sare.

Munaasabadda lagaga dhawaaqayay Imtixaanaadka ayaa waxa goob joog ka ahaa wasiirka wasaaradaasi Cabdilaahi Ibraahim Habane, Guddoomiyaha Imtixaanaadka Qaranka Daa’uud Axmed Faarah iyo mas’uuliyiin kale.

Shaacinta natiijada Imtixaankan oo in badan la sugayay ayaa waxa goobta laga sheegay magacyada Ardayda ku guulaystay Kaalmaha hore iyo Dugsiyada ay ka soo kala baxeen.

Halkan hoose ka daawo muuqaalkan warka shaacin ardayda ugu saraysay imtixaanka sannadkan:

Liiska 10-ka arday ugu sareeyey imtixaanka:

imtixaanka-45

bandhige@gmail.com