Xogta Dahsoon: Wakaalada qarsoodiga ah ee dagaalada mustaqbalka

Barnaamijkeenan Xogta Dahsoon waxaynu daahqaadaynaa mid ka mid ah hay’adaha caalamiga ah ee hadana sida qarsoodiga ah u hawlgasha, enaga oo si gaar ah u eegaynaa mashaariicdeeda waaweyn iyo saamaynta ay ku leedahay cududa dalka Maraykanka.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Wakaalada qarsoodiga ah ee dagaalada mustaqbalka:

 

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com