Qaar kamid ah Qurba joogta Somaliland ee dalka Sucuudiga ayaa Taakulo soo gaadhsiiyey Ciidanka Qaranka Somaliland.