Qisooyinka Qur’aanka, Midayntii Qabaa’ishii Jasiirada, Sheekh Siciid Cali Axmed Q5aad

Qisooyinka Qur’aanku waa barmaamij maalinle ah oo aan ugu talagalay bisha barakaysan ee Ramadaanta. Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Qur’aanku ka hadlay iyo casharada aynu ka faa’iidaysan karno.

Carabtii ku noolayd Jaziirada Carabtu Islaamka ka hor waxa ay ahaayeen qabaa’il iswada khilaafsan, daciif ah wax wayn oo isku xidhaana aan jirin. Barmaamijka 5 aad ee silsiladan barmaamijyadan waxa aan ku soo qaadaynaa sidii uu islaamku dadkaa kala firidhsan ee is wada khilaafasan uu uga dhigay umad kaliya oo ay diinta walaalo ku ah.

Fadlan halkan hoose ka daawo barmaamijkii shannaad ee silsiladan oo aan kaga hadlayno sheekadii Sheekadii Cusayr iyo casharada laga faa’iidaysan karo.

Halkan ka daawo qaybtii shannaad, daawo wacan:

bandhige@gmail.com