Qisooyinka Qur’aanka, Sacii reer Bani-Israa’iil Sheekh Siciid Cali Axmed Q2aad

Qisooyinka Qur’aanku waa barmaamij maalinle ah oo aan ugu talagalay bisha barakaysan ee Ramadaanta. Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Qur’aanku ka hadlay iyo casharada aynu ka faa’iidaysan karno.

Halkan hoose ka daawo qaybtii Labaad, daawo wacan:

bandhige@gmail.com