Weftigii Imaaraadka u joogay wejiga labaad ee heshiiska Dekedda Berbera oo dalka ku soo laabtay

Weftigii maalmahan ku sugnaa Isu-tagga Imaaraadka Carabta una joogay sii taabo gelinta wejiga labaad ee heshiiska dekedda Berbera ayaa saaka ku soo laabtay Dalka.

Waxaanay warbixin ka siiyeen bahda Saxaafada ujeedada safarkooda iyo waxa ku soo kordhay heshiiskii ay hore ula galeen shirkada caalamiga ah ee DP World, iyadoo uu si qoto dheer uga hadlay Maareeyaha Dekeda Berbera Eng Cali Maxamed Cumar (Cali Xoor-xoor).

Halkan hoose ka daawo warbixinta ay weftigan:

bandhige@gmail.com