Sheekh lagu dilay Laascaanood

Wararka ka imanaya Laascaanood ayaa sheegaya in habeen hore fiidnimadii dablay hubaysani ay dileen nin lagu magacaabo Cabdullaahi Maxamed Axmed “Carabeey”.

Ninkan ayaa la sheegay markii la dilay in uu ka soo baxay Masaajidka Al-huda ee Magaalada Lascanood, kooxidii Ninkaasi dishay ayaa la sheegay in aanay Ciidnaka Boolisku qabban.

lama oga cida ka danbaysa dilkiisa iyo waliba sababata dilka

Alhawraxariiste Cabdilaahi Axmed Caraabay ayaa walaalo ay ahayeen Xildhibaan ka Tirsan Golaha wakiilada Somaliland oo la yidhaahado Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool

Magaalada Laascaanood waxaa dhawr jeer ka dhacay dilaal aan cidna loo qaban

bandhige@gmail.com