Shirkadaha Somtel Iyo Telesom oo si wayn u soo dhaweeyay Xeerka Isgaadhsiinta oo ay wax ka badaleen baarlamaanka Somaliland

Shirkadaha isgaadhsiinta ee Somtel Iyo Telesom oo si wayn u soo dhaweeyay Waxkabadalkii saaka ee Xeerka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland.

War-saxaafadeedka ay soo saareen labada shirkadood hoos ka eeg: