Taliyihii ciidanka booliska Somaliland oo geeriyooday

Allaha u naxariisto’e waxaa goor dhawayd magaaalada hargaysa ku geeriyooday Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iiman. Taliyaha Ayaa waxa uu Mudooyinkii U Danbeeyey U Jiifey Xanuun.

Bahda Bandhige waxa ay tacsi u dirayaan ehelka iyo Qaraabada uu ka baxay marxuumku.

 

Bandhige@gmail.com