Wadamada aan Millateriga lahayn

Inta badan wadamada caalamku waxay leeyihiin ciidamo qaabilsan xafidaada amniga dalka iyo dadkooda, waxaana ugu ciidan badan Dalka Shiinaha oo leh ciidan gaadhaya hal milyan iyo lix boqol oo kun oo askari oo dagaal diyaar u ah, xilli ay dalalka qaarkood haba yaraatee lahayn wax ciidamo ah.

Barnaamijka Xogta Dahsoon: Halkan hoose ka daawo wadamada aan ciidan millateri lahayn:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii:ย Xuseen-Kurdi

 

bandhige@gmail.com