Warbixin: Haweenka Somaliland waxay walaac ka muujiyeen Xeerka Jinsiyadaha

 

Haweenka Somaliland ayaa waxay walaac ka muujiyeen Xeerka jinsiyadda oo sheegaya in haddii haweenayda reer Somaliland ahi ay guursato nin ajinabi ah ay waayi doonto dhalashada dalkeeda. Sidoo kale xeerkan oo baarlamaanka Somaliland ay ansixiyeen sanadkii 2002-dii ayaa waxa uu u damaanad qaadayaa haweenka ajinabiga ah ee ay soo guursadaan ragga reer Somaliland ina ay heli karaan dhalashada waddanka xittaa haddii haweeynayda la furo way sii haysan kartaa dhalashada Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

bandhige@gmail.com