Wasiirka Wasaarada Waxbarshada Cabdilahi Ibraahim Habane ayaa shalay goobjoog ku ahaa heshiis ay kala saxeexdeen labada jaamacadood ALPHA iyo LINCOLN oo ku taalla dalkaasi Maleesiya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalkan warkan oo wasiirka waxbarashadu goob joog ka ahaa: