Wasiiradda wasaraddaha maaliyadda iyo horumarinta caafimaadka JSL iyo arrimaha bulshada maaliyadda Somaliland si wado jir ah xadhiga uga jaray dhisme casriya oo loo dhisay Kastakaas Berbera.

Wasiiradda wasaraddaha maaliyadda iyo horumarinta caafimaadka JSL iyo arrimaha bulshada maaliyadda Somaliland si wado jir ah xadhiga uga jaray dhisme casriya oo loo dhisay Kastakaas BerberaWasiiradda wasaraddaha maaliyadda iyo horumarinta caafimaadka JSL iyo arrimaha bulshada maaliyadda Somaliland si wado jir ah xadhiga uga jaray dhisme casriya oo loo dhisay Kastakaas Berbera.

Munaasibada xadhig ka jarka Kastamka waxa wasiiradda kala soo qayb galay agaasimaha guud wasaaradda horumarinta maaliyadda, agaasimaha waaxda Kastamadda iyo masuuliyiin kale.

Wasiirka wasarradda horuarinta maaliyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa uga mahadnaqay cidkasta oo ka qayb qaatay dhismaha Kastamkani, waxaanu wasiirku sigaara ugu mahadceliyay madaxda shirkadda D.P.World oo uu sheegay in dhismahan ay ka dhiseen xaruntooda.

Geesta kale wasirku uu xusay in baahidii uu dabooli doono, isla markaasina bulshada uu si hufan ugu adeegi doono.

Dhinaca wasiir Sacad waxa uu intaas ku daray in uu bulshada Somaliland iyo cidkastaba u fududayn doono adeegyada kaga xidhma, maadama dekadda Berberi ku taalo marin mihiim ah.