Wasiirka Arrimaha Dibedda Ciraaq oo sheegay in uu ay dhexdhexaadinayaa Sucuudiga iyo Eeraan

Shir-jaraa’id oo ay wada-jir u qabteen wasiiradda Arrimaha Dibedda Ciraaq iyo Eeraan, ayaa wasiirka Arrimaha Dibedda Ciraaq Ibrahim al Jaffari oo haatan ku sugan Tehran ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin in ay dhexdhexaadinayaan Sucuudiga iyo Eeraan.

Ibrahim Al Jaffari ayaa sheegay haddii ay colaadu sii korodho ayaa saamayn ku yeelan doonto gobolka.

Waddanka ayaa waxa xidhiidhkii diplomaasiyadeed u jaray waddama ay xulafadda yihiin Sucuudiga.

bandhige@gmail.com