Wasiirka Arrimaha Guddaha iyo Wafti uu hoggaaminayo waxay ka qayb galeen shir lagaga hadlayo horumarinta ciidamada Badda iyo Booliska

Wasiirka Arrimaha Guddaha iyo  wefti uu  hoggaaminayo oo socdaal shaqo ku jooga dalka Kiiniya ayaa waxa uu maanta ka qayb galay shir lagaga hadlayey sidii loo horumarin lahaa ciidamada illaalada Badda, Booliska iyo barnaamijyo lagu horumarinayo.

Shirkan ayaa waxa soo qaban-qaabisay Hay’ad Midowga Yurub ee Cab-

Wasiirka Arrimaha Guddaha Cali Maxamed Waran-Cadde ayaa waxa socdaalkiisan ku wehelinaya Taliyaha Ciidamada Ilaalada Badda Maxamed Xuseen Xiirane,  La Taliyaha  wasiirka ee Ciidamada Ilaalada Xeebaha Suhuur Fadxi Mukhtar Iyo Masuuliyiin  Kale oo ka tirsan Wasaarada Arrimaha Guddaha.

bandhige@gmail.com