Wasiirka Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Cali Sandule ayaa waxa uu soo dhoweeyey wada-hadalo uu sheegay in uu furmi doonaan Somaliland iyo hoggaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh.
Wasiirka oo waraysi gaar ah siiyey telefishanka Bulsho Tv ayaa waxa uu soo dhoweeyey wada-hadaladaas iyo heshiiska dekedda Berbera.
Halkand hoose ka daawo waraysigan: