Wasiirka Shaqo-gelinta iyo Arrimaha Bulshada Hinda Jaamac Gaandi waxay ka jawaabtay eedaymo loo soo jeediyey, sidoo kalena waxay ka war-bixisay wax-qabadka Wasaarada intii ay maamulkeeda haysay.
Halkan Hoose ka daawo muuqaalka warkan:
bandhige@gmail.com