Wiil dhalinyaro ah oo 500 oo geed sanadkan ka beeray Somaliland

Barnaamijkan dhir beerista ah oo lagu magacaabo “Rejo Beer, Geed Beer” ayaa waxa ujeedadiisu ay tahay sidii deegaanka looga dhigi lahaa mid cagaaran iyo sidii looga hortagi lahaa musiibooyinka ku dhaca deegaanka gaar ahaan xaalufinta deegaanka iyo abaaraha soo noqnoqda ee ka dhaca Somaliland.

Maxmaed Yaasiin Cabdiraxmaan  oo ah wiil dhalinyaro ah isla markaana isagu barnaamijkan deegaanka lagu dayactirayo bilaabay kana bartay cilmiga deegaanka jaamacadda magaalada Hargeysa waxa uu goobjoog u sheegay in qorshihii uu ka lahaa sanadka barnaamijkan uu u hirgalay isla markaana ay inta badan magaalooyinka waawayn ee Somaliland ay wada gaadhsiiyeen dhir beerista.

Khaalid Foodhaadhi
Reporter: Goobjoog TV
Hargeysa, Somaliland.

Khaalidfoodhaadhi@gmail.com

Mobile: +252634012548