Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay dowladda ugu baaqaysaa inay sii dayso dadka sifaha aan sharciga ahayn u xidhan

Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay dowladda Somaliland ugu baaqaysaa inay sii dayso 42 qof ee u xidhan calanka Somaliya, kuwaas oo la  laga soo xidhay Boorama, 26 June 2021.

Dadkaasi waxay ku kala xidhan yihiin Boorama iyo Gabilay,  ilaa hadana wax maxkamad ah lama  hor geyn, wax danbi ah oo lagu soo oo gayna majiro.

Dadka xidhan 7 kamid ahi waxay ku xidhan yihiin Boorama, hal ka ay 35 kale na ku xidhan yihiin Gabilay.

Sida ku cad Qodobka 25 (2) “ee dastuurka Somaliland “ Qofna xoriyadiisa loogama qaadi karo si aan sharcigu bahayn”.

Sharcigu waxa uu mabnuucaya in qofka loo xidho  sifo  aan sharci ahayn, lana hayo in ka badan 48 saacadood sida ku cad Qodobka 27 (2) ee Datuurka.

13 Julay 2021, waxay Xarunta Xuquuqal Insaanku booqatay xabsiga Gabilay, oo ay ku xidhan yihiin 35 hablood oo Boorama laga soo xidhay, si ay ugu kuurgasho xaaladooda, waana laga horjoogsatay  xarunta booqashadaas.

 Xaruntu waxay la kulantay oo waraysi siiyay qaar ka mida eheladii dad ku ka xidhanyihiin, kuwaas oo xarunta uga waramay inaan loo ogalayn inay dadka ka xidhan booqdaan.

Qodobka 27 (1) waxa uu jideeyay “qofka xoriyadisa laga qaaday inuu xaq u leeyahay  sida ugu  dhaqsaha badanleh inuu ula kulmo eheladisa”

Dhamaan dadka xidhani waxay wajahayaan xadhig sharci daro ah. Dowladu waxay ku xad gudubtay mabaadiida dastuuriga ah ee damaanad qaadaya xoriyaad ka aasaasiga ah ee muwadiniinta. Qodobka 32 (1)” waxa  u damaanad qaadayaa in qofku xaq u leeyahay inuu rayiga ku cabiri karo  hab qoraala, hadal ah  amaba qaabkale.”

Ugu danbayn Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay ugu baaqaysa dowladda Somaliland inay sida ugu dhaqsaha badan  usii dayso dhamaan dadka xidhan, isla markana ixtiraamto dastuurka dalka.

Yaasmiin Cumar X. aaji Maxamuud

Gudoomiyaha Xarunta Xuquuqal Insaana

Press release

Human Rights Centre calls on the government to release 42 arbitrary detainees.

Human Rights Centre calls on the government of Somaliland to release 42 people arbitrarily detained without charges for showing Somalia’s flag on 26 June 2021.

They are detained in two different prisons, and they are not charged with a crime.

On 13 July 2021, Human Rights Centre visited Gabiley Prison to inquire about the wellbeing of the individuals detained from Borama for wearing the Somalia flag outfits. The purpose of the visit was to see the condition in which the detained persons were in and if any of their rights had been violated.

The Prison authorities refused Human Rights Centre’s representatives to meet the detainees in the Prison. Human Rights Centre interviewed prison guards and family members.

Thirty-five (35) women are detained in Gabiley Prison whom all were detained from Borama on 26 June 2021 for showing Somalia’s flag or wearing flag outfits. The detainees were apprehended without a court warrant. They are not charged with a crime, and they are not brought to court.

Additionally, seven (7) people are detained in Borama Prison for the same grounds with the same conditions.

According to article 25(2) of the Somaliland constitution, “No person shall be deprived of his/her liberty except in accordance with the law.” The law prohibits detention without a court warrant unless the person is caught in the act of committing a crime. The constitution further states that detained persons “have the right to be brought before a court within 48 (forty-eight) hours of her/his arrest,” according to article 27(2) of the constitution.

Family members told HRC that they are not allowed to meet the detainees in Gabiley Prison. Article 27(1) of the constitution states, “Any person who is deprived of his/her liberty has a right to meet as soon as possible his/her legal representative, relatives or any other persons he asks for.”

The authorities violate fundamental rights enshrined in Somaliland’s constitution and international human rights instruments. The 42 people are detained without trial for expressing opinion.  Article 32(1) of the constitution stipulates that “every citizen shall have the freedom, in accordance with the law, to express his opinions orally, visually, artistically or in writing or in any other way.”

We call on the government of Somaliland to release the detainees immediately, stop arbitrary detentions and respect the freedom of expression enshrined in the constitution.

Yasmin Omar Haji Mohamoud

Chairperson, Human Rights Centre, Somaliland

Twitter: @hrcsomaliland