Xisbiga Kulmiye wuxu magacaabay Guddida ololaha Gobolka Gabiley

 

War-saxaafadeed ka soo baxay xisbiga Kulmiye ayaa waxa lagu magacaabay Guddiga Ololaha xisbiga ee Gobolka Gabiley.

War-saxafadeedkaasina waxa uu dhignaa sida tan: 

Ku: Xubnaha Guddida Ololaha Ee Gobolka Gabiley                          =Hargiesa =

Og: Hogaanka Xisbiga KULMIYE                                                         = Hargiesa =

Ujeeddo: Magacaabista Guddida Ololaha Gobolka Gabiley Xisbiga KULMIYE.

Kadib markii aan arkay muhiimadda Guddiyadda Ololaha Gobolladu u leeyihiin habsami-u-socodka iyo hufnaanta maamulka ololaha doorashada ee Xisbiga KULMIYE, waxa loo magacaabay in xubnaha hoos ku qoran ay noqdaan Guddida Ololaha Gobolka Gabiley ee Xisbiga KULMIYE, laga bilaabo maanta oo ay bishu tahay 8 October, 2017. Gobollada dhiman waxa la soo magacaabi doonaa dhawaan.

Gobolka Gabiley:

  1. Cabdiweli Sh. Cabdillaahi Suufi – Guddoomiye
  2. Kaamil Muuse Geedi – Guddoomiye Ku Xigeen
  3. Axmed Maxamuud Shirwac
  4. Mukhtaar Jibriil Muuse
  5. Axmed Cali Dable
  6. Maxamed Axmed Aw Cabdi Xabiib
  7. Bedri Muuse Cumar
  8. Khadar Baaruud Cumar
  9. Cali Sh. Maxamed Cabdi
  10. Xaliimo Mooge Cali
  11. Axmed Muxumed Cumar
  12. Cabdiwaasic Maxamed Yuusuf
  13. Maxamed Axmed Geelle
  14. Cabdi Cumar Diiriye
  1. Cabdirisaaq Aw Muuse Xasan
  2. Guuleed Cabdi Cabdillaahi
  3. Isaxaaq Sh. Axmed Sh. Muxumed
  4. Cabdi Daa’uud Cismaan
  5. Saado Cabdi Kooshin
  6. Sucaad Cabdi Muxumed
  7. Deeqa Aw Muuse Rooble
  8. Haweeya Cabdi Kaahin
  9. Muna Mawliid Warsame
  10. Safiya Cali Aw Axmed

 

Fiiro – gaar ah:  Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee Gobol kasta, waxa uu noqonayaa Xoghayaha Guddida Ololaha ee isla Gobolkaa.

 

ALLAA MAHAD LEH

Muuse Biixi Cabdi

______________________________________________

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE

Email: kulmiyepartychairman@gmail.com

Telephone: +25263 4026659, +25263 4093555,

Sha’ab Area, Hargeisa, Republic of Somaliland.