Xogta Dahsoon: Aqalka Cad ee dalka Maraykanka

Aqalka cad ee dalka Maraykanka oo aanu ku soo qaadanayno barnaamijkeenan kooban ma ahayn aqal cad markii la dhisay sannadkii 1800-kii, laakiin waxa  gubay ciidankii Ingiriiska markii ay qabsadeen Magaalada Washington sannadkii 1814-kii ilaa uu ka noqday meel ka guur ah.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Aqalka Cad ee dalka Maraykanka:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com