Xogta Dahsoon: Cuntooyinka kugu keeni kara cimri-degdega

 

Iyadoo laga hadli karo raadka ay cuntadaadu ku leedahay miisaankaaga, caafimaadkaaga iyo quruxdaada ayaa dhanka kale waxa la is weydiin karaa noocyada cunto ee qofka aadamaha ah ku keeni kara cimri degdega xaga da’da kuwaasoo badsashadoodu dad da’doodu yar tahay kasoo saari karto ย calaamadihii waayeelnimada.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon:ย Cuntooyinka kugu keeni kara cimri-degdega:

Diyaarintii iyoย ย isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com