Xogta Dahsoon: Dadkii doonayey in ay rikoodh dhigaan ee geeriyooday

Janaasadu mararka qaarkood waxay noqotaa mid uu qofku doorto isagoo laakiin uga dan leh in uu qayb noloshiisa ah ka dhigto ama ku horumariyo iyadoo dadka caadiga ahi isu bedelaan xidigo ay bulshooyinku taariikhdooda kala dhaxlaan kuwaas oo mid ka mid ahina gaadho hadafkiisa mid kalena uu masiirkiisu ku dambeeyo murogo xanuun badan.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Dadkii doonayey in ay rikoodh dhigaan ee geeriyooday:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com