Xogta dahsoon: Hal milyam oo xasharaad ah ayaa ku nool sariirtaada

Qof kasta oo inaga mid ahi waxa uu leeyahay qorshe uga degsan hawl maalmeedkiisa caadiga ah waana arrin aynu ku kala duwan nahay, lakiin shayga aynu iskaga midka nahay waa hagaajinta iyo hurgufidda gogosha aynu ku seexano

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon:ย Hal milyam oo xasharaad ah ayaa ku nool sariirtaada:

https://www.youtube.com/watch?v=LFYVSl1uKIk&feature=youtu.be

Diyaarintii iyoย ย isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com