Waxaynu joognaa jamhuuriyadda Tajikastaan gaar ahaan buuralayda Calaaโudiin oo uu barafku ku daboolan yahay inta badan sannadka oo dhan. Noloshuna waxay dib uga bilaabantaa bisha May ee sannadka marka ay cimilo yara diirani halkaasi timaado, iyadoo haweenkuna ay xoolahooda daajiyaan agagaarka buurahaasi. Halkaas oo ay xooluhu ka heli karaan biyo iyo baad ku filan inta lagu jiro xilli diraaceedka.
Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Jasiiradii Haweenka:
https://www.youtube.com/watch?v=VrqlLSXTQKY&feature=youtu.be
Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii:ย Xuseen-Kurdi