Xogta Dahsoon: Maxaa ka jira in Donald Trump asalkiisu Bakistaani yahay

Telefishinka caalamiga ah ee Sky News ayaa baahiyey warbixin uu ka soo xigtay Telefishin ka hawlgala Dalka Bakistaan, warbixintaas oo sheegaysa in Donald Trump uu ku dhashay waddnka Bakistaan ka hor intii aany labo waalid oo maraykan ahi u dooran in uu ilmahoodii noqdo.

Halkan hoose muuqaalkan Barnaamijka Xogta Dahsoon: Maxaa ka jira in Donald Trump asalkiisu Bakistaani yahay:

 

Isu-dubariidkii iyo habayntii

Xuseen-kurdi