Xogta Dahsoon: Maxay dhakhaatiirta qalliinku isaga bedelaan lebbiska cad?

Xiliyadii hore dhakhaatiirta qalliinku waxay xidhan jireen lebbiska cadaanka ah ee caafimaadka taasoo calaamad u ahayd nadaafadda, laakiin bilowgii qarnigii labaatanaad ee taariikhda miilaadiga ayaa nin dhakhtar ahi oo qalliinka ka shaqeeyaa waxa uu gashaday dhar midabkiisu cagaar yahay isagoo aaminsanaa in midabka cagaarka ahi uu u roon yahay daymada isha qofka la qalayo.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon:ย Maxay dhakhaatiirta qalliinku isaga bedelaan lebbiska cad?:

https://www.youtube.com/watch?v=U-BW-U7fgQY&feature=youtu.be

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii:ย Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com