Barnaamijkeenan waxaynu ku soo qaadanaynaa musharooyinka ay qaataan madaxda dalalka waaweyn ee caalamka qaarkood, inaga oo ku miisaamayna 12-ka bilood ee sannadka kuna sarifayna doolarka Maraykanka.
Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Mushaharda Madaxweynayaasha:
https://www.youtube.com/watch?v=8xE_cm_-QVI&feature=youtu.be
Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi