Xogta Dahsoon: Shirkadda Imaaraadka ee DP World

Shirkadda Dekeddaha ee Dubai oo loo yaqaano DP World waxay u dhigan tahay mid ka mid ah tiirarka ganacsiga caalamiga ah ee xiligan caalamka jira, waxaana shirkadu u dhigan tahay safiirka ganacsiga dibedda u qaabilsan dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, iyadoo shirkadu ka turjumaysa guulaha  uu waddankaasi ka gaadhay hirgelinta siyaasadiisa ganacsiga caalamiga ah.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Shirkadda Imaaraadka ee DP World:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com