Hambalyo: Sheekh Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub iyo Huda Cabdiraxmaan Cismaan

Dhammaan hawl-wadeennada bahda Bandhige waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Sheekh Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Cabdillaahi Xasan-Rakuub iyo Hudan Cabdiraxmaan Cismaan oo meherkoodu ku qabsoomay Hargeysa 21 January 2016-ka, waxayna Ilaahay uga baryayaan in uu ka yeelo reerkii ubad khayr qaba kala hela nolo barwaaqo ahna ku naalooda.

Hambalyo Cabdirisaaq2