1) 1930 – 1974 Xayle Selassie oo ahaa Oromo iyo Axmaaro.
2) September 974 – November 1974 Aman Andom oo ahaa Eriterian. Markiiba waa la dilay.
3) 1974 – 1978 Teferi Benti oo Oromo ahaa Mengistu ayaa dilay.
4) 1978 – 1991 Mengistu oo ahaa Welayta Menelik adoon ka dhigay.
5) 1991- 2012 Meles Zenawi oo ahaa Tigre.
6) 2012 – 2018 Haile Mariam oo ahaa Welayta.
7) 2018 – hada Abiy Ahmed oo ah Jimma Oromo.
Murtidu waxay tahay shaqsigu ma qeexo siyaasada Itoobiya. Waxaa qeexa elite ama koox Itoobiya u daacad ah. Ismabadasho Itoobiyaay Allah hanaga kaa qabto!