Maxaad ka yeeli lahayd darbi-jiifka? (W.Q. Ina Siciid)

Ma kaa ag dhaw yihiin dad darbi-jiif ah? Maxaad ka yeeshaa? Maxaadse ka filaynaysaa. Fadlan daawo  fiidiyowgan oo ay hortaa daawadeen 118 milyan oo qof.