Xulbada (Fenugreek) dawo ka qaalisan 1000,000 $ oo aanad aqoon iyo faaโ€™idooyinka ay leedahay Q.2aad (WQ: Cabdi Caawiye)

12-Xulbadda waxay kor u qadaa Amateedka cuntada

Waxa la ogaaday in ay xulbadu tahay xalwada ugu fiican ee caloodh ka shaqaysiisa xaga dheefshiidka waxaana ay badisaa nafsada loo helaayo cunto qaadashada macnaha amateedka.

13-Xulbadda waxay hoos u dhigtaa subag xun.

Xulbada macadanaha ku jiraa waxa ay hoos u dhigaan xanuunka beer subaga ama cholesterol

14-xulbadda waa xanuun baabiye.

Xulbadu waa xanuun dile ana xanuun baa’biye marka aad Cunto waxaad dareemi in meelihii ku xanuunayey ay raysteen sida inaad cuntay Kiniinkii garaaca oo kale.

15- Neerfa xanuunka.

Waxa ay aad iyo aad ugu fiicantahay madax xanuunka ay keenaan neerfuhu.

16-ka hor tage kancerka.

Sida khubarada waaweyn ee caafimaadku iclaamiyeen xulbadu waa Ka hortaga xamuumka Kancerka.

17- Dilida jeermiska

Xulbadu waa anti-biotic waxay dishaa Jeermisyada cuduradu keenaan oo ay nadifisaa Xubinta bukta.

Halka malqaacad ama qaado cee xulbada ah waxay ka kooban tahay

โ€“ 900 Milligram oo dufan ah

โ€“ 395 Milligram oo calcium ah

โ€“ 4400 Milligram borotiin 51 Milligram oo foosforas ah

6000 Milligram carbohydrate

โ€“ 1.93 Milligram oo bir ah

โ€“ Energyga ama awood u dhigma 49 Kilocalories

Sidee loo sameeyee sidee ayaa looga saaraa qadhaadhka iyo urta.

 

La soco …..

Qalinkii Cabdi Caawiye

Shaywaal12@gmail.com

+252634115877