agaasimaha guud ee wasaaradda xidhiidhka golayaasha iyo arimaha dastuurka ayaa tabobar ku saabsan heerka fahamka dastuurka u furtay shaqaala wasaaradda xidhiidhka golayaasha iyo arimaha dastuurka