Axmed-yaasiin Sh. Cali Ayaanle waxa loo doortay Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada

 

Kulan ay warbaahintu dibedda ka joogtay ayay maanta golaha wakiillada Somaliland ku doorteen Guddoomiye-ku-xigeenka 1aad ee golaha Wakiillada oo loollan adagi ku dhex maray mudanayaasha golahaas ee ka soo kala jeeda xisbiyada siyaasadda.

Fadhiga maanta ayaa xilkaa Guddoomiye-xigeenka koowaad loo doortay Axmed-Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle.

bandhige@gmail.com