BALI-GUBADLE:-Badhasaabka gobolka hawd Axmed-yaasiin Maxamed Faarax ayaa kormeerey goobaha ay ka socoto qaadashada kaadhka Codbixinta ee Degmada Bali-gubadle. Cabdinajiib Dayib Cismaan Bali-gubadle/Hawd