“Ciidammada ammaanka waxa aynu faraynaa in aan waxba la yeelin Dadka innala deggan ee magaalooyinka Somaliland jooga waayo innagu dawlad ayaynu nahay” Agaasimaha guud ee wasaaradda arimaha gudaha