Isuduwaha Wasaarada Horumarinta Caafimaadka Gobolka Togdheer wuxuu iska casilay xilkii uu hayey

 

Isuduwaha Wasaarada Horumarinta Caafimaadka Gobolka Togdheer Dr. Aadan Maxamuud Yuuusuf ayaa waxa maanta iska casilay xilkii isudawaha.

Dr. Aadan ayaa waxa uu ku sababeeyay iscasilaadiisa xaalada Covid19 ee Burco oo sii Xumaanaysa isla markaana aanu qaadi karin masuuliyada Dadka Xanuunsanaya iyo kuwa u dhimanaya Covid-19.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

bandhige@gmail.com