Kulamo aad u xiiso badan ayaa galabta, caawa iyo bari lakala ciyaari doona iyadoo ay fooda is dari doonaan kooxo ku loollamaaya hanashada horyaalka iyo kuwo kale oo ku dadaalaya sidii ay kaalmaha hore uga muuqan lahaayeen horyaalka oo meel aad u xiiso iyo xaamasad badan maraya.
Waxaa galabta iyo caawa fooda is dari doona kooxo badan waxaana kamida ah…
Sabti: 19/03/2016
- Everton VS Arsenal 2:45pm
- Crystal place VS Leicester city 5:00pm
- Chelsea VS West-Ham United 5:00pm
Sidoo kalena waxa bari fooda isdari doona kooxahan:
Axad: 20/03/2016
- Manchester city VS Manchester United 8:00pm
- SOT VS Liverpool 8:00pm
- TOT VS Borthmouth 8:00pm
Qore: Cabdiraxmaan Cawke