Mujaahidiin, Xildhibaano, Maadax-dhaqmeed, Cuqaal, Qurba-joog iyo Dadweyne kale ayaa shalay ka qayb-galey furitaankaย Labaย Taaloย oo lagu xusi-doono Allah ha u Naxariistee Mujaahid Maxamed X. Muuse Harag-Waafi iyo Mujaahid Xaamud Ibraahim oo ka mid ahaa Mujaahidiintii naftooda u hurey dib-u-xoreyntii Jamhuuriyada Somaliland.
Labadan Taalo ayaa waxaa laga Hirgaliyey Deegaanka Aw-Barkhadle ee Bariga Magaalada Hargeysa, waxaana dhisay Mujaahid Maxamuud-Wadaad oo ka mida Quraba-joogta reer Somaliland horena uga mid ย ahaa Mujaahidiintii SNM.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: