Maamulka degmada Ibraahim-koodbuur ee Caasimada Hargaysa ayaa bulshada degmadaasi ugu baaqay inay iska soo bixiyaan cashuuraha ku Waajibay.