Masuuliyiinta Wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka cimilada ayaa koormeer ku tagay seeraha banka Dulcad ee gobolka Daad-madheedh.