Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo habeenkii xalay xadhiga ka jaray Hoteel Casiriya oo la yidhaahdo Baraar Hotel oo laga furay Caasimada Hargeysa.