Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu maanta ka qayb-galay maalinta caalamiga ah ee dhalinyarada 2019.
sidoo kale waxaa munaasibadan ku wehelinayay wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha, wasiirka warfaafinta, wasiirka xidhiidhka goleyaasha iyo arimaha dastuurka iyo masuuliyiin kale.