Qado-sharaf lagu maamuusay dhallinyaradii uu magacaabay Wasiirka Warafaafintu

Shaqaalaha Telefishanka Qaranka ee Wasaaradda Warfaafinta ayaa qado-sharafeed u sameeyey masuuliyiintii da’yarta u badnaa ee loo soo magacaabay waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda Warfaafinta Somaliland.

Hoos ka daawo warbixinta oo muuqaal ah: