Sh. Siciid Cali: Qaar ka mid ah talooyinkii Luqman inankiisa siiyay

Luqmaan waxa uu ahaa nin wanaagsan oo Allah xigmad siiyay. Suurad dhan oo Quraanka ah oo magaciisa wadata ayaa uu Allah kaga hadlay talooyin uu Luqman siiyay inankiisa. Qaar ka mida halkan ka daawo.