Sheekh Mustafe oo xalay muxaadiro ku qabtay hudheelka Guuleed

Dadweyne lagu qiyaaso ilaa 3000 oo ayaa waxay ka soo qayb galeen muxaadiro uu soo jeedinayey Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil oo beryahan dambe ka khudbada Jimcaha ka jeediya masaajidka weyn ee Masalaha ku yaala ee ka danbeeya Hudheelka Ambassador.

Muxaadiradan oo ay soo qabab qaabisay jaamacadda Islamic Online University faraceeda Hargeysa ayaa waxay ka dhacday Hudheel Guuleed.

Sheekh Mustafe oo baryahan dambe khudbadii masaajidka dad badani ayaa waxa xalay nasiib ay u yeeshay dad badan oo dagan oo uu soo jiitay mawduuca muxaadirada oo ahaa waa kuma Aqoonyahan?.

Sheekha ayaa waxa uu si qoto dheer ugu hadlay Aqoonyahan noocee ah ayey dadka Soomaaliyeed u baahan yihiin?, Goorma ayaa qofka lagu tilmaami karaa Aqoonyahan?.

Halkan hoose ka dhagayso Muxaadiradii oo dhamaystiran:

Dadka Dadka2

Xigasho Gacan libaax News.

bandhige@gmail.com