Waayeelka iyo Waxgaradka mid ka mid ah Ardaayadii Shaqaaqadu ku dhexmartay Ceelafweyn, ayaa soo dhaweeyeen go’aamadii Xukuumadu dhawaan ka soo saartay Shaqaaqadii deegaanka Ceelafweyn ka dhacday. Waxaanay ku dhawaaqeen Xabad Joojin.