Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciraayuhu wuxu maanta u furay Golaha Saree e SONYO kalfadhiga 33aad

 

Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Cabdirisaaq Waaberi Rooble ayaa maanta furay kalfadhigii 33aad ee Golaha Sare ee Dallada dhallinyarada Somaliland ee SONYO, kalfadhigan oo afar bileedle ah ay ku kulmaan Golaha Sare ee dalladu ayaa waxa uu maanta ka furmay Xarunta dallada kulankan oo socon doona muddo laba maalmood ah ayaa waxa lagu gorfeyn doonaa waxqabada dallada afartii bilood ee tegay iyo waxa qorshe loo dhigi doonaa afarta bilood ee soo socda waxyaabaha ay dallada SONYO qaban doonto.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com